Higaag

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Suun ama xarig weelasha qaarkood lagu dhuujiyo si aysan u furmin. 3. Dibbiro, fuur.


Higaag

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Suun weel ku dhuujin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga higaag

buurbuur | higaagad | higaagan | higaagan | higaagasho | higaagid | higaagmid | higaagnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg