dibdhac
(m.l)

Daahidda laga daaho ballan iwm. ld dibdhicid.

dibdhac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -dhici)

1. Waqtigii la rabay ka gadaal marid. 2. Heer wanaagsan oo lagu sugnaa hoos uga dhicid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibdhac

daah [m.l]
1. Dibdhac; raagis; dubudhac. 2. ld daahid.

dibdhicid [m.dh]
1. eeg dibdhac². 2. Hoos-u dhac (dhaqaale). ld dibdhac¹, dibudhac, dibudhicid, dibudhicis.

dubudhac [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
ld dibdhac1.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg