dibudhig
(m.l)

Hakinta lagu sameeyo wax waqti go'an oo la qabto lahaa. ld dibudhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibudhig

dibudhigid [m.dh]
ld dibudhig.

muddaahinee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
Arrin aan la rabin in durba la fuliyo, dibudhig, meermeeris iyo hadal macaan ku wadid. ld muddaahanee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg