dicaayadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)Cid dicaayad ka sheegid. ld dacaayadee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dicaayadee ↴
dacaayadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay,-deysay)
ld dicaayadee.
dicaayadeyn [m.f.dh]
eeg dicaayadee. ld dacaayadeyn.
shuushuule [m.l]
Sh. ah: qof xan badan oo dadka hoos ka dicaayadeeya.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg