Diddimi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Hoore yar, si aayar ah u shubid. ld dindimi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diddimi

diddimid | diddimin | diddimis | dindimi | dindimid | dindimin | dindimis | diniimid | dundumid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg