Digdigo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Meel yar, bannaan, simman, oo ciiddeeda aad loo nabay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digdigo

xadiidin | dirri | sirsir | xidiidin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg