Digiiran

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Nooc shimbiraha ka mid ah oo digaagga ka weyn, aan meel fog u duulin, leh midab baraashirix qurxoon, oo hilibkiisa la cuno. ld digirin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digiiran

digirin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg