Digrii
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Darajo. Darajo
Digrii
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. (fiis.) Halbeegga heerkulka oo la doorsooma kolba qiyaasta la adeegsanayo, sida santigireedh ama feeranhayt. 2. (juqr.) Halbeegga loolka ama dhigaha ee la adeegsado si loo muujiyo meel ka mid ah dhulka dushiisa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digrii ↴
cabbire-selsiyas | kulqaad | kulqaad-gaar | mayl-juqraafi | weheliyaha fididda dhererka |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

