Diidsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax tamardarro awgeed la dhacay ahaansho (qof).

Diidsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Qof diiddan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diidsan

diidsanaan | diidsanaan | diidsanaansho | qadiidsan | qadiidsanaan | qadiidsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg