Diidsii
Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Cid wax nacsiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diidsii ↴
cinaad | dameeradhaglee | diidsiin | doqondiidsii | doqondiidsiin | isdoqondiidsii | isdoqondiidsiin | isdoqondiidsiis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg