Diihaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Gaajo aad u daran. ld daahiil¹.
Diihaal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Gaajo badan dareemid. ld daahiil².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diihaal ↴
daac | daahiil | daahiil | daahiilid | diihaalid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg