Diimbiyood

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Jaad ka mid ah diinka oo yar oo biyaha ku dhex nool. ld diinceelaad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diimbiyood

diinceelaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg