Dilan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ilmo dhawr bilood ah oo uurka ku qoonmay. 2. Dhul mudda badan la daaqaayay oo xaalufay. 3. ld dilmid.
Dilan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)1. Iska dhimasho; iyadoo aan la dilin, iska geryoomid. 2. Ilmo dhawr bilood ah uur ku qoonmid.
Dilan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)1. Wax la qurgooyay ahaansho (nafley).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dilan ↴
caddilan | caddilan | dilmid | dilnaan | hadoodilan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg