Dilindillo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Garangarinta wax kankoonsan ama duuban oo la garaangariyo. ld dilindillayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dilindillo

dilindillayn | garangar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg