Garangar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

1. Bir wareegsan dhexda ka bannaan oo carruurtu ku ciyaarto. 2. Hab loo dego oo aqallada lagu wareejiyo xoolaha. ld garaangar, garaangir, giraan, giraangir, girangir.

Garangar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax si dilindillo ah u socosho. ld garaangar², garaangir², giraangir², giringir.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garangar

wadaage | dawaar | debingendi | fitilig | garaangar | garaangar | garaangari | garaangarid | garaangarin | garaangaris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg