Dilindilqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed geedquwaaxyada ka mid ah oo dhulka caddun kaah ka baxa oo kor u bixin ee dhulka ku dhabbacan. ld dililiqo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dilindilqo

dililiqo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg