Dinnaax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)Nagaar yar, dhulka dhagaxleyda ah ka baxa, kurtun yar u eg; aan lahayn laamo iyo caleemo oo la cuno.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dinnaax ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg