Dinno

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Caano yar oo neefka la lisayo la dhadhansiiyo si uu aad ugu godlado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dinno

dinnee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg