diqoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)Ka d.: wax yaqyaqsi leh aad u nicid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diqoo ↴
oodgeddi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xero ama guri diqoobay meel u dhow u rarid (xoolo).
diqoobid [m.f.dh]
eeg diqow.
diqood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg diqoo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg