Diqow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isbeddelka dhadhanka iyo urta biyaha ku dhaca.

Diqow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Diq noqosho (biyo).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diqow

diqoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg