Diraac

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Afaarta xilli oo sanadku u qaybsamo, mid ka mid ah oo u dhexeeya dayrta iyo guga; jilaal. 2. Xilli barwaaqo ah oo guga bartamihiisa ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diraac

aadiraac | kaadiraac | kaadiraaci | kaadiraacin | kaadiraacis | beergoys | dambarsame | dayr | deyradhaaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg