Dayr
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Afarta xilli ee sannadka u qaybsamo middood, roob leh una dhexeeya diraacda iyo xagaaga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dayr ↴
faakharad | xagaa | xagaa | yamxeeri | amminla' | axal | baldaaq | beer-abuur | celcelis | daalalli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg