Dirayn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(nax.) Curiyayaal loo kala saaro kooxkoox hadba sida ay isugu dhowyihiin naxwe ahaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dirayn

diraddirayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg