Diyeenjeefaloon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)(c.nafl.) Qayb ka mid ah maskaxda oo ka kooban: epithalamus, dorsal thalamus, iyo fentral thalamus.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diyeenjeefaloon ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg