Doh
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ho, m.l)Dhul godan, carro jilicsan oo biya-qabatin leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doh ↴
dihasho | diho | dohasho | doho | soddoh | soddohnimo | soddoho | soddohoobid | soddohow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg