Doobi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Weel af ballaaran, dabool lahayn, la tolay ama la qoray oo geela lagu maalo. ld doobke, doobte, toobke, toobte.

Doobi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

ld doobbi².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doobi

aameel | eedoobid | maandoobid | budoobid | cadadoobid | cadcadoobid | ciddoodoobid | daddoobid | dadoobid | deddoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg