Doogow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday;-oobi)Wax doog ka soo baxay noqosho (meel).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doogow ↴
doogoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg