Dooh-bisaliim

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhagax dubnadeed oo wejiga ciyaarta loogu talagalay dhinac laba dhibcood ku leh, dhinaca kalena saddex. ld saliim-bidooh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dooh-bisaliim

saliim-biddooh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg