Doondoon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Raadinta wax aan la hayn ama lumay oo hadba meel laga dayo. 2. ld doondoonid.
Doondoon
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay; -ni)Wax aan la hayn ama lumay hadba meel ka dayid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doondoon ↴
dhuumashow | dhuundhuumashow | doondoonid | ismaldhikhiye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg