Doorbid
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Wax wax kale ka jeclaansho; fadilid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doorbid ↴
dan | doorbidid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg