Doorsoome
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)(xis.) Xaddi isbeddela sida x oo u taagan xaddi dahsoon ama aan la aqoon, badanaaba ah tiro. Tusaale ahaan: 3y - 1= 8, y waa doorsoome.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doorsoome ↴
saami | wadar-xigsineed | abyane huban | aragti-haraa | aragti-isir | baraamitir | darajo | doorsoome-ku-xiran | doorsoome-madaxbannaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg