Dooxan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xmay, -xantay; -xmi)1. Wax caloosha laga soo riday noqosho. 2. Nafley aad u shubmid.
Dooxan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-xnaa, -xnayd)Wax caloosha laga soo riday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dooxan ↴
dooxane | dooxmid | dooxnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg