Doqon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Nin aan caqli iyo garaad badan lahayn; dabbaal.
Doqon
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.l)Haweeney aan caqli iyo garaad badan lahayn.
Doqonta*
Macnaha halkan ku qor Doqon waa yaab laaakiin ha la yaabin
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doqon ↴
ahbal | ahbalad | doqondiidsii | doqondiidsiin | doqonniimo | doqonnimo | doqonoobid | doqonow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg