Dowddar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Qof mashaqeeste ah oo aan wax laheyn. ld dawdar¹.


Dowddar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Mashaqeyste aan wax lahayn noqosho (qof). ld dawdar².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dowddar

dawdar | dawdar | dawdarid | dawdarnimo | dowddarid | dowddarnimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg