Dubbur

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Tuubada dheef-shiidka afkeeda hore ee saxaradu ka baxdo; futo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dubbur

dibbiro | dibbiryoo | dibbiryood | dubburyo | dubburyoo | dubburyood |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg