Duggaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Meel dhaxanta celisa.
Duggaal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lay, -latay)ld duggaali.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duggaal ↴
dabeyl-kulul | dug | duggaali | duggaalid | duggaalin | duggaalis | duggaalsan | duggaalsanaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg