Dulbeel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhaawac midda uu dusha ka dhaawacmo neef gaadiid ah oo la rarto.

Dulbeel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Neef gaadiid ah dusha ka dhaawacmid rar la saaray awgeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulbeel

dulbeelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg