Dulkahoor
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Daruur qof korkiisa curatay oo da'day.
Dulkahoor
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Daruur qof dushiisa ku di'id.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulkahoor ↴
dulkahoorid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg