dullaal
(m.l)ld dallaal¹.
dullaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)ld dallaal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dullaal ↴
dallaal [m.l] (-llo/-liin, m.dh)
1. Qof shaqadiisu tahay in uu dadka wax u kala iibiyo. 2. Hantida qof dadka wax u kala iibiya qarash ahaan u qaato. ld dillaal¹, dullaal¹.
dallaalid [m.f.dh]
eeg dallaal². ld dillaalid, dullaalid.
dallaalnimo [m.dh]
Dallaal ahaansho. ld dillaalnimo, dullaalnimo.
dullaalid [m.dh]
ld dallaalid.
dullaalnimo [m.dh]
ld dallaalnimo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg