Dulleyso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

Qof si xun oo bani'aadannimada ka baxsan oo uu raalli ka yahay ula dhaqmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulleyso

dulleysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg