duluf
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

Derin, jawaan, raar, iwm oo duugoobay. ld duruf (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duluf

dulufaaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qtay)
Si dan la'aan ah hore iyo gadaal ugu socosho (qof).

dulufaaqid [m.f.dh]
eeg dulufaaq.

duruf [m.l]
(duruf/-fyo/-ruuf, m.dh) 1. ld duluf. Derin, jawaan, raar iwm oo duugoobay. 2. Jawaan maran.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg