Duluglee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Qof cayr ah, aan hoy lahayn nolol-maalmeedkiisa socod ku raadin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duluglee

dulugleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg