dulyar
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-raa, -rayd)Wax aan dulqaad lahayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulyar ↴
dulyaraan [m.f.dh]
eeg dulyar. ld dulyari, dulyaraansho, dulyaro.
dulyaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dulyaraan.
dulyari [m.dh]
ld dulyaraan.
dulyaro [m.dh]
ld dulyaraan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg