Dumaashi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)Nin naagta uu qabo walaasheed wax uu u yahay.
Dumaashi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)Qof dumar ah, waxa ay u tahay ninka walaasheed qaba.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dumaashi ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg