Duman

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ummay, -umantay; -unmi)

Isu d.: wax isu ururay noqosho (dad ama xoolo).

Duman

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-mnaa, -mnayd)

Wax la isu ururiyay ahaansho (dad ama xoolo).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duman

dumnaan | dunmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg