duqee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-qeeyay, -qeysay)1. (f.g) Hub culus meel ku garaacid. 2. (f.g) Wax burburin. 3. (f.mg) Kharabid (matoor). 4. (f.mg) Ka d.: arrin oday ka noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duqee ↴
duqeyn [m.f.dh]
eeg duqee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg