Duudi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Weel biyo yar oo salkiisa ku haray ka shubid. 2. Lafo heen ka bixin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duudi

duudin | duudis | guduudi | guduudi | guduudin | indhagaduudi | kaduudi | kaduudid | kaduudin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg