Duuflaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Nin aan wax tashiilan. 2. Nin aan shaqayste ahayn.
Duuflaal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Sabool noqosho (cid).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duuflaal ↴
duuflaalad | duuflaalid | duuflaalnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg