Duulduul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Fudayd iyo wax ka fiirsasho la'aan cidi ku sifoowdo. 2. ld duulduulid.

Duulduul

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)

Fudayd iyo wax ka fiirsasho la'aan ku kicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duulduul

dambaaburo | duulduulid | hawtulhamag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg