Duurgal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Neef aan xoolaha raacin. 2. ld duurgelid. Qof ehelkiisa ka carara. 3. Hanti ajuuro ahaan loo siiyo dadka dhirta wax ku daweeya. 4. ld duurgelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duurgal

duudgaloobid | duudgalow | duudgalow | duurgaloobid | duurgalow | duurgalow | duurgelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg